Author: admin

Geerida Xil/ Ibraahin Sheek Axmed Muuse

Aniga oo ku hadlaya magaca qoyska waxaan halkan Tacsi uga dirayaa: qoyska, ehelada iyo saaxiibbada Xil. Ibraahin Axmed Sheekh Muuse (Ibraahin-kacaan) oo galabta ku geeriyooday Hargeysa. Naxariistii Janno Ilaahay ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aammiin,

Sawir iyo Sifayntii: 1aad

Sawir iyo Sifayntii: 1aad 50-Guurada dilkii Martin Luther King Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail,com, cankaabo@gmail.com, dharaaro.com, dharaaro.net Hargeysa. 6/4/2018ka Xuska 50-Guurada Martin Luther King, waxaynu kaga qayb-gelaynaa Sawirkan iyo weedhan kooban ee aynu ka soo xiganayno Danjire Qaybe oo muddo rubuc…

Khudbadda Xafladda Xil-wareejinta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta (19ka Maarj 2012ka)

Khudbadda Xafladda Xil-wareejinta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta (19ka Maarj 2012ka)   Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta/Wasiirka Hawlaha Guud, Mudane Axmed Cabdi Xaabsade, Agaasimayaasha iyo hawl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Marti-sharafta kale ee xafladdan ka soo qayb-gashay, Dhammaantiin Asalaamu Calaykum…

Barnaamajkii Siyaasadeed ee SNM: Balli-Gubadle 1990kii

Barnaamajkii Siyaasadeed ee SNM: Balli-Gubadle 1990kii Jiritaanka Dawlad Qaran oo Soomaaliyeed wuxu taariikh ahaan ka bilaabmay sannadka la magac-baxay sannadka Afrika ee 1960kii,   Shirweynihii 6aad: 31/3/1990kii – 28/4/1990kii Afeef: Barnaamajkii ayaan sidii uu u qornaa ee Shirweynihii 6aad ee…

Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:

Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Wil-wile:   Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanku kaalin mudan ayay kaga jireen nolosha dadka Soomaaliyeed.   Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanku kaalin mudan ayay kaga jireen nolosha dadka Soomaaliyeed. Golaha ciyaartu macno badan ama ujeeddooyin door ah ayuu…