Author: admin

MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII

MUJ. KORNEYL ABIIB CABDI JAAMAC CAWAALE: 1952kii-2018KII “Aniguna dhulkaygow, Waxan dhaxanta Jiilaal, Dhudhubbada cidhiidhiga, Dhedo saran buuraha Dhadhaabta u cuskanayaa, Waxan bacad dharaareed, Sida bahal dhabbacashada, Intaa aan dhufayskiyo, Dhirtaada u hadhsanayaa, Waa guul ad dhaxashide, Allow anan horteed dhiman,…

Askar miyaa galbaday

“Dibno ii ma gooyaan, Dakanooyinkaygee, Laba daw mid iga xidhan, Iga dayrsan nacasnimo, Iga deyran lahashadu, Iga duuban googgoos, Boholyowna iga dedan,” Daalalley, Hadraawi Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Waa maalin kale……maalin geesi kale galbaday….geerida loo dhalay waana wax aan…

Fankii sahaminta jeebka iyo jabhadayntii

 Fankii sahaminta jeebka iyo jabhadayntii  Qalinkii: Boobe Yuusuf Ducaale Waa Qormo kooban oo wax ka taabanaysa noloshii jabhadnimo iyo waayihii adkaa ee aanu sannadihii noloshayada ugu fiicnaa ku soo qaadannay. Nolosha aanu beryahaa ku jirnay mid adag ayay ahayd. Halgan…

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa

Wehelkaygii halgankii hubeysnaa Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa: “Dhiito-cabka leebkiyo, Dhuunta qorigu way wehel,”…

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed)

Xusuus-wadareed (Gorfayn Riwaayadeed) Qalinka: BoobeYuusuf Ducaale –  www.dharaaro.com Haa……Maba ay fogayn markii aanu indhaha iyo dhegahaba ula doogsin-cararray xaggaa iyo Ambassador Hotel Xagaagii dhawaa ee 2009kii. Waa habeennadii uu ku hooray tus-faneedkii Riwaayaddii ‘Baqayo-rogad’ ee ay Arbaha iyo Qalanjada ka…

Sadaqadaha Sawiran

Sadaqadaha Sawiran (Saymaha ifaafaale Soo-bax ah) Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – , www.dharaaro.com Sacabba sacab u dhiib. Sawirna sawir u dhiib. Sawdba sawd u dhiib. Waa sanqadh. Waa sooryo. Waa sunuud. Waa sarrif. Waa saliid. Waa sarreen. Waa saab. Waa…