Author: admin

Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa?

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin… Kulmiye wuu karayaaye: Miyuu kabmayaa, korayaa, mise wuu kadmayaa? (Kala-codlaynta & kal-ka-collowgu ma kiis-iska-waal baa, mise…

Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin

Sas iyo sakati……..Dad iyo dawladba saaq…….Waa sir…….Waa sakalo xidhan iyo boholo saynsaaban……Waa suuryo oodan iyo surimmo cidhiidhyoon… Somaliland: Ma liicin, ma laalmin, mana lumin “Faraskuna ma daallana, Sidaan doorarkii hore, Duullimaadka ugu galay, Kaba sii dur-duro dheer, Daabki waranka kama…

Waabeeye waabee: Kulmiyaana kadan”

(Qalalaasaha Kulmiye ma kow baa mise waa ka badan) Qalinka: Boobe Yuusuf www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Uma hollan in aan wax badan idin idhaahdo. Qalin daansho-socodka derrimaha madheedhka leh tiiq-tiiqsan jiray, ayaan dabar iyo hoggaanba sudhayaa si aanu idiin la taraarin.…

Maxaa maanta I nala gudboon?

Bisinka. Waa maalmihii ay ayeeyooyinkeen Tiirka Bir ah cuskan jireen, innagana Ilaahay inama seejiyo. Waan qabaa dareenkiinna. In badan oo idin ka mid ah ayaa leh ama saaka odhanaya waa kaa taxane kale bilaabay,   Maxaa maanta I nala gudboon?…

Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku lammaanaa

Maah-maah Soomaaliyeed ayaa ahayd: “Hadal sokeeye iyo hilib Idaad labadaba waa la qaboojiyaa.” Afartan-bax iyo toddoba-bax ayaynu dhaqan iyo hiddaba u lahayn, sidaa darteed ayaan aniguna arrintan qoraalka u afartan-bixinayay, Waatan qormadii oo dhamaystirani..   Magacaabistaydii iyo Maagistaydii: Laba isku…

Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah

‘Tabaaragga’ iyo Tiirka ‘Bir’ ah…….Waa tusbax kale…….waa taxanaheennii oo tufkii iyo taxliishiiba wata…….Tummaati inagu soo maqan ayaynu ka sii tabaabushaysanaynaa si aanay inoo taf-wareemin…… Xeer-dejin iyo Xukuumad is-xanbaar ah (Gorfaynta Xeerka Sir-doonka Qaranka: Xakamaynta Qawlka iyo Qalinka) “Waa ha hadlin,…