Author: admin

Farshaxanka Soomaaliyeed: Qoridda Mooyaha

Farshaxanka Soomaaliyeed: Qoridda Mooyaha   Mooyuhu wuxu ka mid yahay agabka ugu mudan ee ay dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba u adeegsadaan nolol-maalmeedkooda joogtada ah. Waa agab miyi iyo magaalaba aan looga maarmin nolosha. Mooyaha iyo tibtuba waa agab ay adag…

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)   “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye,…

Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM

Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM 17/10/1984kii – 17/10/2011ka “Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gabgabteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga…

War-murtiyeed wada-jir ah

 War-murtiyeed wada-jir ah Hay’adaha ugu sarreeya ee saddexda Urur ee kala ah: SNM, USC iyo SPM,   Taariikhda: 2/10/1990ka Hay’adaha ugu sarreeya ee saddexda Urur ee kala ah: SNM, USC iyo SPM, Iyaga oo maanka ku haya in midnimada Ururrada…